darangee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)

Xoolo, meel daran leh daajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darangee

darangeel [m.dh]
Nooc daranta ka mid ah oo dhaadheer.

darangeyn [m.f.dh]
eeg darangee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg