daranyo
(m.dh)

Dacdarro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daranyo

daranyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Dacdarro la kulmid.

daranyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg daranyoo.

daran [m.dh]
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.

daran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan².

daran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax karti badan ahaansho (qof). 2. Wax dhibaato badan ahaansho. 3. Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg