darbadee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-deeyay, -daysay)Laadid (kubbadda cagta).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbadee ↴
darbadayn [m.f.dh]
eeg darbadee.
darbad [m.dh] (-do, m.l)
1. Dabayl xoog leh oo ka dhacda badda. 2. Xumad badan. 3. ld darbo¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg