darbi
(m.l)

ld derbi.

darbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cunto la iidaamay gacanta ku cunid. ld sarbi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darbi

adarbiciid [m.l]
ld adaarbiciid.

danaani [m.l]
1. Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm. 2. Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm. 3. Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni¹.

darbid [m.f.dh]
eeg darab³.

darbin [m.f.dh]
eeg darbi². ld sarbin.

derbi [m.l] (-iyo, m.dh)
ld darbi¹.

sarbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld darbi.

sarbin [m.dh]
ld darbin.

dar [m.l] (-rar, m.l)
1. Weel ka sameysan bir, qori, harag oo xoolaha biyo loogu shubo. 2. Dhisme dhagax iyo shamiinto ka samaysan oo xoolaha biyo loogu shubo. 3. In xoolo ah oo isku mar ka wada cabta. 4. D. ah: dadkii hore.

dar [m.dh.fk]
1. D.tay, d.taa iwm: awgay, awgaa iwm. 2. D. Alle: Alle dartiis, si niyadsam ah. ld daraad.

dar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Badar, biyo, caano iwm oo meel ku jira weel in yar uga qaadid. 2. (f.g) Middi, waran iwm wax ku mudid. 3. (f.mg) Ka d.: xaal wax ku sugnaayeen si ka xun noqosho. 4. (f.mg) Ku d.: wax, wax kale ku kordhin. 5. (f.mg) Ku d.: nin iyo naag isu guurin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg