dareenso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid, wax sharaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dareenso ↴
dareensasho [m.f.dh]
eeg dareenso. ld dareensad, dareensi.
dareen [m.l]
1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. War dhiilo leh. 3. Tuhun; shaki.
dareen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax tuhmid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg