dareerid
(m.f.dh)

eeg dareer². ld dareer¹, dureer¹, dureerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dareerid

dareer [m.l]
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.

dureer [m.l]
ld dareerid.

dureerid [m.dh]
ld dareerid.

milil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. Nabar hurgumay dhecaan iyo malax yeelasho. 2. Nafley dhimatay dhecaan ka dareerid.

mirdareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Geel meeshii uu fadhiyey inuu mirto awgeed uga dareerid.

mirdareerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg mirdareer.

dareer [m.l]
Dhaqaaqidda xoolo meel ay tuurnaayeen ka dhaqaaqaan. ld dareerid.

dareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Hoore si aan kala go'lahayn u socosho. 2. Nafley meel ay tuurnayd ka dhaqaaqid. ld dureer².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg