daroof
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Darmooyin casaan ah oo guryaha derbiyadooda lagu qurxiyo.

daroof
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Derbiyada guryaha casaan ku qurxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daroof

daroofid [m.f.dh]
eeg daroof².

daro [m.dh]
1. Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo. 2. Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.

daro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. Ku d.: wax, wax kale ku kordhisasho. 2. Ku d.: qof, qof kale u guurin. 3. Isku d.: dhawr waxyaalood isku qaadasho. 4. Isku d.: isku qasasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg