darrayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Timaha darro marsasho. ld tarrayso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darrayso

darraysasho [m.f.dh]
eeg darrayso. ld darraysad, darraysi, tarraysad, tarraysasho, tarra.

dhurdarrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Aayaxumo la kulmid.

gardarrayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cid gardarro ku samay.

guuldarrayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Guuldarro la kulmid.

tarrayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld darrayso.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg