darribid
(m.f.dh)

eeg darrib.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darribid

darrib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Cid tababbarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg