darroor
(m.dh)Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.
darroor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Aqal, biyo kor ka soo deyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darroor ↴
darroori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Biyo meel sare fadhiya ka daadin.
darroorid [m.f.dh]
eeg darroor².
darroorin [m.f.dh]
eeg darroori.
darro [m.dh]
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg