darroorid
(m.f.dh)

eeg darroor².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darroorid ↴

darroor [m.dh]
Biyo aqalku kor ka soo daayo kolka roobku da'aayo.

darroor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Aqal, biyo kor ka soo deyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg