darrow
(m.l)

Liididda wax la liido ama la xaqiro; quursi. ld darraabid.

darrow
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-raabay, -rowday; -raabi)

1. Wax quursasho. 2. U d.: wax dhaqaale darrayn. ld darraw².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darrow

anshaxdarrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ooday, -ootay)
ld anshaxdarroo.

dacdarrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax dacdarro la kulmay noqosho.

darraabid [m.f.dh]
eeg darrow². ld darraw¹, darrow¹.

darraw [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-raabay, -rawday; -raabi)
ld darrow (2).

dhaqaaladdarroobid [m.f.dh]
eeg dhaqaalad- darrow.

dhaqaaladdarrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax dhaqaaladdarro hayso noqosho.

dhurdarrow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qof aayaxumo la kulmay noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg