darsan
(m.l)ld darsin.
darsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)ld daran².
darsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld daran³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darsan ↴
bacrimin [m.dh]
Habka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga si ay u sameeyaan bacrimane.
daran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Ku d.: wax, wax kale ku qasan noqosho. ld darsan².
daran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax karti badan ahaansho (qof). 2. Wax dhibaato badan ahaansho. 3. Ku d.: wax, wax kale ku qasan ahaansho. 4. Ku d.: qof balwad aad u isticmaala ahaansho. 5. U d.: wax cid dhibaateeya ahaansho. ld darsan³.
dardarsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Isku d.: qof gabow, naxdiin iwm awgood, wax la garan waayey noqosho.
darnaan [m.f.dh]
eeg daran³. ld darnaansho, darni, darno, darsanaan, darsanaansho.
darsanaan [m.dh]
ld daranaan.
darsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld darnaan.