darsasho
(m.f.dh)eeg darso. ld darsad, darsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darsasho ↴
badso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax la haystay in kale oo la nooc ah ku darsasho. 2. Qof, qeybtiisii in ka badan qaadasho.
caddayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax caddaan ka dhigasho. 2. Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho. 3. Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
darsi [m.l]
ld darsasho.
jimleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax si jumla ah u gadasho. 2. Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.
koosaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Cunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro.
kordhiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax horey loo hayey wax ku darsasho.
kororso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax kororsiimo ku darsasho.
labayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wax la haystay, wax labaad ku darsasho.
macaaneyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cunto cabbitaan iwm wax macaaneeya ku darsasho. ld macayso.