darsin
(m.l) (-nno, m.dh)

Laba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan¹, dersin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darsin

darsan [m.l]
ld darsin.

dersin [m.l]
ld darsin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg