daruurad
(m.l)ld daruurasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daruurad ↴
daruurasho [m.f.dh]
eeg daruuro². ld daruurad.
daruur [m.l]
1. Tolmo kabaha, lammooyinka iwm sarjiyada looga tolo si loo qurxiyo. 2. Midab barobaro cadcad ah oo xoolaha qaarkood yeeshaan.
daruur [m.dh] (-ro, m.l)
Caad biyo xambaarsan oo cirka iyo dhulka dhexdooda heehaaba.
daruur [m.dh] (-ro, m.l)
(fiis.) Dhibco yaryar oo biyo ah oo ka samaysmay uumi-bax biyood oo galay gibilka, ka dibna ku qaboobay meel joog sare leh oo dhulka dushiisa. Uumi-baxa biyuhu wuxuu ka yimaadaa, harooyinka, webiyada iwm.
daruur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Kabo, laammo iwm sarjiyadooda tolmo lagu qurxinayo u yeelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg