daruuro
(m.dh)Siriqda loo yeelo xarig wax lagu qabanayo.
daruuro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ray, -rtay)Kabo, maro iwm liid qurxan ku tolasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daruuro ↴
uugaan [m.l]
1. (m.l.u) Daruuro cokan. 2. Yabaq, buuq. ld uugaamo.
uugaan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. Daruuro cukan cir ku dedmid. 2. Yabqid; buuqid.
biriq [m.dh]
Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq.
cadar [m.l]
1. Wakhti daruuro badan oo aan da'ayn ay isku gudbaan fallaaraha iyo kulaylka qorraxda. 2. Xilli qabow oo aan roob da'ayn. 3. ld catar. Barafuun; catar.
carooti [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Cir, daruuro biyo ka buuxaan yeelasho.
daruurasho [m.f.dh]
eeg daruuro². ld daruurad.
daruuree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Neef daruuro gelin.
duufaan-onkodle [m.l] (-nno ..., m.dh)
(fiis.) Duufaan maayado hawo sare oo xooggan leh, oo sameeya daruuro kumuloonimbas ah oo aad u kobocsan, oo leh dhibco aad u waaweyn, oo yeelan kara baraf dhagax ah, kolkaa danab qulqulka sameysmaa bhaliyo hillaacyo, iyo onkod ka dhashay fididda hawada kulka badan e hilaaca darteed.