darxad
(m.dh) (-do, m.l)

Tarash; xiddo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darxad

darxadayn [m.f.dh]
eeg darxadee.

darxadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Maro darxad u yeelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg