darxumo
(m.dh)

Xaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darxumo

dalaaf [m.l]
1. D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo. 2. D. ah: ceel biyihii ka gureen. 3. ld dalaafid.

dalaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho. 2. Ceel, biyo ka gurid.

dalaaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aabay, -awday)
Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw².

darxumaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax darxumo hayso ahaansho.

darxumayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax darxumo la kulmid.

darxumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Wax darxumo la kulmid.

darxumi [m.dh]
ld darxumo.

dayactir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin. 2. Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg