dawaar
(m.l) (-rro, m.dh)1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawaar ↴
abitey [m.dh] (-eeyo, m.dh)
Warqad qaab shimbireed leh oo inta dun dheer lagu xiro caruurtu hawada ku laliyaan; dawaarad.
dawaarad [m.dh] (-do, m.l)
Abitey.
dawaarle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Ninka dharka tola ama fasila. ld dawaarwale.
dawaaro [m.dh]
Lo'yaryar, gaagaaban oo aan caano badnayn.
dawaarwale [m.l]
ld dawaarle.
gadawaar [m.l]
Cirku marka uu qaawan yahay oo uusan daruur lahayn.
gadawaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Daruur beelid (cir).
gadawaarid [m.f.dh]
eeg gadawaar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg