dawaarad
(m.dh) (-do, m.l)Abitey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawaarad ↴
abitey [m.dh] (-eeyo, m.dh)
Warqad qaab shimbireed leh oo inta dun dheer lagu xiro caruurtu hawada ku laliyaan; dawaarad.
dawaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Wax wareega sida garangarta. 2. Makiinad dharka lagu tolo. 3. Duraanka dharka lagu tolo ama lagu fasilo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg