dawaco
(m.l) (-ooyin, m.l)

1. Dugaag hilib ku noolka ka mid ah, eyga u eg kase yar oo ariga laaya. 2. Dawacada midkeeda dheddig. ld dacawo, dayo¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawaco

haandawaco [m.dh]
Adaahi. adaahi

booraandawaco [m.dh]
God dawaco.

dacawo [m.dh]
ld dawaco.

darandawaco [m.dh]
Nooc daranta ka mid ah oo aayan xooluhu jeclayn.

dawo [m.dh]
ld daawo1. ld dawaco.

dayo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Caleenta quraca, siiba intay weli qoyantahay. 2. ld dawaco.

dufandawaco [m.dh]
Cunno yar oo aan laga dhergin.

golacas [m.dh]
1. Nooc sagaarada ka mid ah. 2. Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay. 3. Dawaco khatar ah.

ilkaddawaco [m.dh]
(daaw.) Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg