dawax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -wixi)Ku d.: cid ku maadeysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawax ↴
dawaxaar [m.dh]
Dawo xoolaad budo ah oo reer miyigu dadka uga daaweeyaan cudurrada caloosha, sida xundhurta, tiifaha iwm.
dawixid [m.f.dh]
eeg dawax.
daw [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Waddo, dariiq; jid. 2. Wax habboon ama xaq ah. ld dow.
daw [m.l] (-yo, m.dh)
(juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa.
daw [m.dh]
Ceelal badan oo isku meel ku yaalla.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg