dawdar
(m.l)

ld dowddar¹; dawdarid.

dawdar
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawdar

faaltow [m.l]
1. Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon. 2. Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga. 3. Dibi banjoog ah.

dawdaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Ka d.: wax aan daw lahayn ahaansho.

dawdarid [m.dh]
eeg dawdar². ld dawdar¹; dowddarid.

dawdarnaan [m.f.dh]
eeg dawdaran. ld dawdarnaansho, dawdarni, dawdarno.

dawdarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dawdarnaan.

dawdarni [m.dh]
ld dawdarnaan.

dawdarnimo [m.dh]
ld dowddarnimo.

dawdarno [m.dh]
ld dawdarnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg