dawdawle
(m.l)D. ah: qof been badan oo muujiya karti uusan lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawdawle ↴
dabaylbadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
1. Wax dabayl leh ahaansho. 2. Qof dawdawle ah ahaansho.
dawdawlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Qof been badan karti uusan lahayn muujin.
dawdawleyn [m.f.dh]
eeg dawdawlee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg