dawggal
(m.l)1. ld dawggelid. Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado. 2. D. ah: arrin iwm oo maangal ah.
dawggal
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)1. (f.g) U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho. 2. (f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawggal ↴
dawggelid [m.f.dh]
eeg dawggal². ld dawggal¹ (1).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg