dawow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-woobay, -wowday)ld daawow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawow ↴
daawow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax cudur ka bogsaday noqosho. 2. Wax illaaway noqosho. ld dawow.
daw [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Waddo, dariiq; jid. 2. Wax habboon ama xaq ah. ld dow.
daw [m.l] (-yo, m.dh)
(juqr.) Meel gaaban lagana gudbi karo ee buuro is haysta oo hakiya dhaqaaqa.
daw [m.dh]
Ceelal badan oo isku meel ku yaalla.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg