dawr
(m.l)ld dowr¹.
dawr
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld dowr².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dawr ↴
dawari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhumay baadi goobid. ld daweri, dawri, deweri.
dawarin [m.f.dh]
eeg dawari. ld dawerin, dawrin, dewerin.
dawre [m.l]
Qof socoto ah.
dawri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld dawari.
dawrid [m.dh]
ld dowrid.
dawrin [m.dh]
ld dawarin.
door [m.l] (-rar, m.l/awdaar, m.dh)
1. Kaalinta uu ka qaato hawl hirgelinteeda. 2. Kal; d.kii hore: mar kowaad. Tus. “D.kii hore baastaa timid”. ld dawr¹, dowr¹ (2).
dowr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rar/-rtay, m.l)
Ceel biyihii ka guureen oo muddo qallallaa noqosho. ld dawr².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg