dayactiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la dayactiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayactiran ↴
dayactirnaan [m.f.dh]
eeg dayactiran. ld dayactirnaansho.
dayactir [m.l]
1. Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen. 2. Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
dayactir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin. 2. Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg