dayasho
(m.f.dh)eeg dayo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayasho ↴
baabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho. 2. Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.
cadayasho [m.f.dh]
eeg cadayo².
fiirso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax meel ka dayasho. 2. U f.: wax si fiican uga fekerid.
kuddayasho [m.dh]
Sameynta cid falkeed laga daba sameeyo. ld kuddayad.
sahanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Meel dan laga leeyahay soo dayasho.
taqliid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid wax ay samaysay ku dayasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg