dayid
(m.dh)ld deyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayid ↴
ollog [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax si gaar ah u dayid.
deyid [m.f.dh]
eeg day. ld dayid.
doondoon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay; -ni)
Wax aan la hayn ama lumay hadba meel ka dayid.
hol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
Wax isku dayid; tijaabin.
jeeqaaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Wax rajayn. 2. Dhinac wax u dayid.
miidaandayid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg miidaanday.
ruqaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.
sharrib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax qabashadooda isku dayid. 2. Wax tijaabin. ld shirrab².
sharribaad [m.dh]
1. Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda. 2. Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.
day [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (dayay/deyay, dayday)
1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.