daymo
(m.dh)Jeedinta indhaha wax xaggooda loo jeediyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daymo ↴
ollog [m.l] (-gyo, m.dh)
1. Daymo, fiiro. 2. Dhowaan. 3. Deris.
balac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri.
daymoo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ooday, -ootay)
Wax daymo u yeelasho.
daymood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg daymoo.
dhalleex [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Daymo gees la eego. 2. In yar. 3. Hadal ama dood intooda muhiim ah nuxur. ld dhalleec¹, jalleec¹.
fiiro [m.dh]
1. Daymo, eegmo. 2. Feker. 3. F. gaar: wax si gaar ah in loo eego loo baahanyahay.
ilgiir [m.l]
Qof daymo kulul.
ilgiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Qof daymo kulul ku eegid.
ilgiirid [m.dh]
1. Daymo kulul oo wax lagu eego. 2. eeg ilgiir².
day [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (dayay/deyay, dayday)
1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.