dayoobid
(m.f.dh)

eeg dayow². ld dayow¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayoobid

odayoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg odayow. odayow

dayow [m.l]
1. Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo. 2. ld dayoobid.

dhama' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-m'ay, -ma'day; -m'i)
Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'².

tasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho. 2. Nafley dayoobid.

wareer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid madax-xanuun dareemid. 2. Cid dayoobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg