dayow
(m.l)1. Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo. 2. ld dayoobid.
dayow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayow ↴
odayow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Da'weyn gaarid; waayeeloobid.
2. Waayo aragnimo yeelasho. waayeeloobid
asqo [m.dh]
1. Dayow; dhama'. 2. Biyawaa; harraad. ld aqso.
asqoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Wax harraad dareensan ahaansho. 2. Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.
dayoobid [m.f.dh]
eeg dayow². ld dayow¹ (2).
dhama' [m.l]
1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'¹.
qooryoon [m.l]
1. Harrad. 2. Dayow; wareer.
qooryoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay)
1. Harradsan. 2. Dayowsan; wareersan.
day [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (dayay/deyay, dayday)
1. Indho, wax dhankooda u jeedin. 2. Isku d.: wax isku tijaabin.