dayrsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la dayriyay ahaansho (ilmo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayrsan ↴
dayrsanaan [m.f.dh]
eeg dayrsan. ld dayrsanaansho.
dayrsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dayrsanaan.
dayrsimo [m.dh]
1. Qof dayrsan ahaansho. 2. Roob xilliga dayrta horteeda da'a.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg