dayrso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Wax la haysto si aan wax looga bixin ka beensheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dayrso ↴
dayrsasho [m.f.dh]
eeg dayrso. ld dayrsad, dayrsi.
dayr [m.dh]
Afarta xilli ee sannadka u qaybsamo middood, roob leh una dhexeeya diraacda iyo xagaaga.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg