debac
(m.l)

ld debcid.

debac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bcay, -bacday)

ld debec².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh debac

baryo [m.dh]
Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo.

beerdulucso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin. ld beerdulacso.

beerlaxawso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin.

beernugeyl [m.l]
1. Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beernuglaan.

debacsamid [m.dh]
ld debecsamid.

debacsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
ld debecsan¹.

debacsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld debecsan².

debacsanaan [m.dh]
ld debecsanaan.

deb [m.l]
ld dab¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg