debecsanaan
(m.f.dh)eeg debecsan. ld dabacsanaan, dabacsanaansho, debacsa- naan, debacsan
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh debecsanaan ↴
beerjileec [m.l]
1. Raxmad iyo debecsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beerjilcanaan.
daaji [f.g/lg2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.
dabacsanaan [m.dh]
ld debecsanaan.
dabacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld debecsanaan.
debacsanaan [m.dh]
ld debecsanaan.
debacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld debecsanaan.
debecsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg debecsanow. ld debecsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg