dedaal
(m.l)

ld dadaal¹.

dedaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lay, -shay)

ld dadaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dedaal

dadaal [m.l]
1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.

dadaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².

dadaalid [m.f.dh]
eeg dadaal². ld dedaalid.

dedaalid [m.dh]
ld dadaalid.

hawlgal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Shaqo bilaabid. 2. U h.: wax helitaankooda ku dedaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg