deddatir
(m.l)1. Dhaxantir. 2. Gargaar deg-deg ah oo loo fidiyo qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey; dhibiibtir. ld deddatirid.
deddatir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)1. Nafley dhaxamaysan diirrimaad siin. 2. Qof la qaniinay ama dhaawac halis ahi gaarey si degdeg ah u gargaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deddatir ↴
deddatirid [m.f.dh]
eeg deddatir². ld deddatir¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg