dee
(Falkaab | Adverb)Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.
Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*
Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dee ↴
aadeer [m.dh]
eeg adeeryo. adeeryo
d [m.dh]
(da') Xarafka afaraad ee xurufta
soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2). deel
aaladee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
1. Wax qalabeyn. 2. Wax qurxin. 3. Ciidan hubayn.
4. Cunto si ay caraf iyo dhadhan u yeelato geedo ku darid.
baabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Weel caanood deebin.
maadee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
(riw.) Hadal ama sheeko lagu qoslo sheegid.
raacdee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel ka cayrin.
eedee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cid eed u jeedin.
faa'idee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
ld faa'iidee. faa'iidee
faa'iidee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee. faa'idee
gaadeeryo [m.dh]
1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.
d [m.dh]
(da') Xarafka afaraad ee xurufta
soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).