deegad
(m.dh) (-do, m.l)

Bersad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deegad

deeg [m.l]
1. D. ah: qof wax lahaa oo faqriyey. 2. ld deegid.

deeg [Erey Dareen | Exclamation]
Istaag! ( fardaha ayaana loo adeegsadaa).

deeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof cayrtoobid. 2. Qoor kacsi dartiis la caatoobid. 3. Fardo fuulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg