deelqaafin
(m.f.dh)eeg deelqaafi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deelqaafin ↴
deelqaaf [m.l]
1. Ka leexashada qaafiyad maanso ku socotay laga leexdo. 2. D. ah: Hadal meesha laga sheegayo aan ku habboonayn ama gef ah. 3. Labo waxyaalood oo aan isu dhoweyn isu keenid.
deelqaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ku d.: hadal meel ka dhac ah, aan daw lahayn qof ku dhihid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg