deen
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)D. ah: ceel ama daaqsin aan dad badan joogin.
Soohad, soohdoon, soohdeen, tidcay, tidcadeen*
Heblaayo timiihii Beey soohatay hablihii timiihii Baa loosoohay…wiilkii Timiihii Buu soohday heblayo timiihii Baa loo tidcay timiihii Baa loo dabay gabdhihii timihii Baa loo tidcay,dumarka qaarkood iyagaa tidcadeen timahooda,iyagaa timahooda dabtay iyagaa timaha soohatay.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deen ↴
deensasho [m.f.dh]
eeg deenso.
deenso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho. 2. Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
hawlwadeen [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qofka hawsha kala haga ama maamula. 2. Shaqaale.
ilmasideen [m.l] (-nno, m.dh)
Ilmaggaleen. ld ilmasid, ilmaside.
jadeen [m.l]
1. Cida bahallada qaarkood sida libaaxa iwm. 2. Reen.
jadeen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
1. Bahal libaax iwm reemid. 2. Nafley taahid.
xawaadeen [m.l]
Dabayl xoog leh.