deenso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho. 2. Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deenso

deensasho [m.f.dh]
eeg deenso.

deen [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
D. ah: ceel ama daaqsin aan dad badan joogin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg