deeqdaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Qof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deeqdaran

deeqdarnaan [m.f.dh]
eeg deeqdaran. ld deeqdarnaansho, deeqdarno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg