deeqlay
(m.l)

Nooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduudan leh. ld deeqle (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deeqlay

deeqle [m.l]
1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg