deeqle
(m.l)

1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deeqle

deeqlay [m.l]
Nooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduudan leh. ld deeqle (2).

deeq [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.

deeq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale oo loogu talaggalay ku filnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg