deer
(m.l) (-rar, m.l)Deerada keeda lab.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deer ↴
aadeer [m.dh]
eeg adeeryo. adeeryo
gaadeeryo [m.dh]
1. Dheddigga goodirka. 2. Nooc ka mid ah deerada buuraha ku nool. 3. Nooc carmada ka mid ah.
ugaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
adeer [m.l] (-rro, m.dh)
1. Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay. 2. Hab xurmo leh oo qof da'weyn loogu yeero. 3. (u.j) adeerow! 4. (u.j) wiilka aan adeerka u ahayow!; gabadha aan adeerka u ahayey.
adeernimo [m.dh]
Adeer ahaansho.
adeeryo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Goodirka midkiisa dheddig. ld aadeer.
bacayr [m.dh] (-ro, m.l)
Jaad ugaarta ka mid ah sagaarada ka weyn deeradana ka yar, midab dambas ah iyo dhego balballaaran leh, kuna nool meelaha biyaha badan; dhusaas.
bayrac [m.dh]
(c.nafl.) Ugaar deerada la bah ah oo dhega balballaaran iyo midab ciiro ah leh oo dhulka dullada ah ku nool.
calakud [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nooc deerada ka mid ah oo buuraha ku nool.