deexo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-xday, -xatay)

1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh deexo

deexasho [m.f.dh]
eeg deexo. ld deexad.

fadeexo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Fal xun oo aan qarsoonayn; ceeb, facsharo.

fadeexoobid [m.f.dh]
eeg fadeexow.

fadeexow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Fadeexo la kulmid.

dee [Falkaab | Adverb]
Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg